Daawo:- Laasacono oo kacdoon xoogani ka qarxay iyo isamada oo war culus ku dhawaaqay

Posted Date: 10 Jun 2018   in: news,Puntland,Somaliland     0 Comments

Isimada iyo cuqaasha maagalada Laasacano oo uu horkacayo darwiish Caaqil Axmed Cabdi Gaas Cawke( Hoolif),oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Laascaanood, ayaa ku baaqay saaka dagaal adag oo lagaga xoreenayo gobolka Gumeysiga kasoo dilay Hargeysa dadka iyo deegaanka gumaadka ku haya.

Sidoo kalena waxey fariin adag u direen calooshood u shaqeystayaash loo adeegsanayo dhibaateynta dadkoodsa, kuwaasoo dad iyo deegaan toona aan matalin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7