Daawo:- Maamulka Awdal ee Jeegaanta oo Taageeray Hadalkii Waraabe,isla markaana u gafay Ardayda Puntland

Posted Date: 10 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia,Somaliland     0 Comments

Nin sheegtay inuu yahay Guddoomiyaha Awdal ayaa u gafay Ardayda wax kabarata Jamacada Camuud iyo Dowladda Puntland,isago si jees jees ah u yiri’anaga ayaa balanqadayna amniga Ardayda halkan waxa ka barataa’,waxaana kamuuqda hadalkiisa inu uga hadlayo arrinta ardayda si jees jees ah, asagoo aan asagoon Canbareyn hadalka Feysal Faaruq  ugu hanjabay ardada, isla markaana ku tilmaamay dowlada Puntland ee ka wal waleysa amniga Dadkeeda in xasarad ku abuureyso.

Masuulkaan ayaa siweyn taageero ugu muujiyay ugaarsiga Hargeysa ay ku baaqday in la ugaarsado Ardada Dhaqaalahooda ku jooga Borama ee birimageydada ah.

WARARKA MAANTA

MAAMULKA GOBOLKA AWDAL OO BALAN QAADAY AMAANKA ARDAYDA REER PUNTLAND EE WAX KA BARTA BOORAMA

Slået op af SBC Somali TV i 10. juni 2018

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7