Daawo:- Madaxweynaha Dowladda Puntland oo sheegay in Xabad Jeegaanta lagaga saarayo Tukaraq

Posted Date: 17 Jul 2018   in: news,Puntland,Somalia,Somaliland     0 Comments

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo warbaahinta kula hadlay magaalada Brussels ee dalka Belgiumka ayaa shaaca ka qaaday in Puntland ay nabad diyaar u tahay haseyeeshee aysan dhulkeeda wadahadal kula geli doonin Muuse Biixi, haddii uusan ka bixinna xabad looga saari doono.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7