Daawo:- Mahdi Guuleed Khadar”Rajo Ayaan Ka Qabnaa In Muuse Biixi Yimaado Muqdisho Farmaajana Tago Hargeysa

Posted Date: 22 Sep 2018   in: news,Puntland,Somalia,Somaliland     0 Comments

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) ayaa ka hadlay rajada laga qabo in dib loo bilaabo wadahadaladii u dhaxeeyey Soomaaliya iyo Soomaaliland.

Waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay dardar gelinta wadahadalada labada dhinac,isla markaana qorshahaas uu ahaa ,mid soo bilaawday Bishii maarso ee Sanadkan balse aysan sii socon.

“Marwalba weey naga go’an tahay inaan la hadalno Soomaaliland,qorsho waxaa jiray horay u socday oo ahaa inay wada kulmaan Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biix.

Khadar

Daawo:- RW Ku xigeenka Dowladda Somaaliya Mahdi Guled ”Rajo Ayaan Ka Qabnaa In Muuse Biixi Yimaado Muqdisho Farmaajana Tago Hargeysa''

Slået op af M Laki Videos i Fredag den 21. september 2018

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7