Daawo:- Puntland TV: “Barnaamij Gaar ah Taariikh Nololeedkii Madaxweynihii hore ee Puntland Marxuun Gen Cadde Muuse

Posted Date: 13 Feb 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Waxaa Barnaamij gaar ah ka diyaarisay Taarikh nololeedkii allaha u Naxariistii Madaxweynihii hore ee Puntland Gen Cadde Muuse oo ku Geeriyooday Imaaradka Carabta iyadoo lagu wado in lagu Aaso oo Aas qaran lagu sameeyo Boosaaso.

Hoos Kadaawo Barnaamijka Taarikhda Cadde Muuse

Allidamaale