Daawo:- Top News:- Garaadka Beesha Dhulbahaante ” Cali Khaliif Galayr Nama matalo hadu somaliland heshiis la galay ”

Posted Date: 18 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa markii ugu horeysay si weyn uga horyimid heshiiska Is-afgarad ee dhawaan ku kala saxiixdeen Hargeysa Madaxweynaha Khaatumo Cali khalif Galeyr iyo Somaliland.

Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa sheegay in wax badan uu ka ogaa wadahadalkii hore ee mudada socday balse uu kasoo baxay wax xanuun badan oo uu la jiifsan waayey,ummada reer Khaatumana aan u salmon.

Heshiiska is-afgarad ee Khaatumo iyo Somaliland ayuu ku tilmaamay Garaadku mid aan u salmon shacabka Khaatumo,wuxuuna maah-maah ku yiri

Gunnimo Ninna kula tartami mayno, go’aanka Cali Khaliifna ma aha mid matala danaha reer Khaatuma”.

Hoos kadawo

Allidamaale