Daawo:- Waa Sidee Xaaladda Xabsiyadda Puntland

Posted Date: 17 Feb 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland oo ka warbixiyay xaalada Xabsiyada Puntland iyo maxaabiista xabsiyadaas ku jirta,

Maxamuud Xasan Xeer ilaaliyaha guud oo uwaramayay Tv-ga SomaliCable ayaa sheegay in maxaabiista xabsiyada ku kala jirta ay gaarayaan in ka badan 1000-maxbuus,kuwaasoo danbiyo kala duwan ugu xiran,hoos ka daawo muuqaalka

Allidamaale