Daawo:- Wasiir Dirir,”Dagaalku Laascaanood Waa Dhaafi Doonaa Waxaana Lagu Dirirayaa Burco”.

Posted Date: 10 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Wasiirkii hore ee Qorsheynta & Iskaashiga caalamiga ah ee dawladda Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo kasoo jeeda gobalka Sool, gaar ahaana Beesha Jaamac Siyaad ayaa si adag uga hadlay waxa ka socda Laascaanood, wuxuuna sheegay in dagaalku uu maalmaha dhaw ka gudbayo Laascaano, oo uu gaarayo Burco.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale