Daawo:- Waxgarad Laascanood ku shiray oo sheegay in Xilki Garadnimo ka qadeen Garaad Jaamac

Posted Date: 11 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Odoyaal iyo Waxgarad kasoo jeeda mid ka mid ah beelaha Gobolka Sool oo ku shirey magaalada Laascaano ayaa sheegay xilkii Garaadnimo inay ka qaadeen #Garaad_Jaamac_Garaad_Ismaaciil ka dib markey ka falceliyeen hadal uu todobaadkii horre ka sheegay warbaahinta.

Beel kalsoonida kala noqotey Issimkooda

Odoyaal iyo Waxgarad kasoo jeeda mid ka mid ah beelaha Gobolka Sool oo ku shirey magaalada Laascaano ayaa sheegay xilkii Garaadnimo inay ka qaadeen #Garaad_Jaamac_Garaad_Ismaaciil ka dib markey ka falceliyeen hadal uu todobaadkii horre ka sheegay warbaahinta. .

Slået op af Dhiirane Update i 10. juni 2018

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale