Daawo:- Xildhibaan Dhagacade” Shil gaari ayaay ku dhinteen Saraakishi dilkooda Puntland lagu eedeyey ”

Posted Date: 08 Jul 2018   in: news,Puntland,Somalia,Uncategorized     0 Comments

Dowladda Puntland ayaa faahfaahin rasmi ah ka bixisay hadal maalinimadii shalay ahayd ka soo yeeray Soomaaliland oo shaaca ka qaaday in ciidanka Puntland ay dileen taliye sare oo katirsan ciidanka Soomaaliland ayna dhaawacday gudoomiyihii degmada Taleex

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale