Daawo Xildhibaan Yuusuf M. Dirir oo lagu aasay Muqdisho

Posted Date: 26 May 2015   in: news,Somalia     0 Comments

Allaha u naxariistee Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir oo magaalada Muqdisho ay ku dileen ciidamada dowlada Federaalka 24 May 2015 ayaa lagu aasay isla magaalada Muqdisho oo u kugeeriyooday Marxuumku.

Ilaahay ha u naxariiso Marxuumka oo ay dhishay gacan ka xaqdaran. amiin…amiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7