Dadweynaha Laasacaano oo isugusoo baxay mudaharaad balaaran ay ku diidanyihiin Somalidiidka

Posted Date: 27 May 2018   in: news,Puntland     0 Comments

Gobolka Sool xaruntiisa Laasacaanod ayaa maanta waxaa ka dhacay banaan bax balaaran oo ay ka qaybagleen bulshada kala duwan ee ku dhaqan magaaladaasi kaasi oo looga soo horjeedo maamulka Soomaalidiidka ee xooga ku heysta dadka ku dhaqan Gobolka Sool ee Gumeysiga ku jira.

Ciidamadii lagasoo daabulay Gobolada Waqooyi Galbeed ee lagu caburinayay dadweynaha Laasacanood ayaa isku dayay in ay horistaagaan, hase yeeshee uma suurta galin, kadib markey dhaliyaradii magaalada Hubka gurteen oo iska caabiyeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7