DEG DEG:- Ciidamada Gashaan oo soo Afjaray Weraarkii Hoteelka Ambassador ee Muqdisho

Posted Date: 02 Jun 2016   in: news,Puntland,Somalia,World     0 Comments

Ciidamada Gaashan ee sida gaarka u tababaran ayaa goor dhaw si toos ah ula wareegay gacan ku heynta hotelka Ambassador oo rasaas iyo qaraxyo laga maqlayay ilaa iyo xalay.

Ciidamada ayaa toogtay sida SONNA ay sheegtay dhamaan kuwii weerarka ku soo qaaday hotelka,iyaga oo soo badbaadiyay dadkii ku go’doonsanaa tan iyo shalay.

Ku dhawaad 20 ruux ayaa ku dhimatay weerarkasi oo ay ku jiren laba xildhibaan oo kala ahaa Xildhibaan cabdullahi Jaamac Kabaweyne iyo Xildhibaan Maxamed Maxamuud Guure.

Al Shabab ayaa sheegatay masuuliyada weerarka lagu qaaday hotelka Ambassador ee magaalada Muqdisho.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7