DEG DEG:- Daryaanka Hubka Culus oo Laga Maqlayo Gaalkcyo iyo Dagaalkii oo sii Xoogaystay

Posted Date: 10 Oct 2016   in: news,Puntland,Somalia,World     0 Comments

Wararka dheeraadka ah ee kusoo dhacaya Warqabadka allidaamle.com ishapuntland.com ayaa sheegaya in la maqlayo Daryaanka Hubka Culus isla markaana dadka Xaafada Garsoor ay Farta ku hayaan wadnaha Maadama uu yahay Dagaalka Mid aad u Xogan.

Dhinaca kale Guuxa Diyaarado an la ogayn ciida leh ayaa lagu arkaya Hawadda magaaladda Gaalckyo ee Xarunta Gobaalka Mudug waaxaana uu yahay dagaalka mid kaduwan kuwI hore ee kadhacayeey Magalaadda Gaalkcyo.

Wixii kusoo kordha kalasoco Allidamaale

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7