DEG DEG:- Qarax khasaare geeystay oo kadhacay Muqdisho

Posted Date: 10 Oct 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno Isgoyska Ex Kontorool Afgooye ee magaalada Muqdisho, qarax Khasaare gaystay ayaa halkaasi ka dhacay.

Qaraxan oo ahaa mid lagu soo xiray Baabuur nooca Raaxadd ah ,waxaa ku dhaawacmay hal ruux oo ku sugnaa goobta uu gaarigu ku qarxay.

Gaariga qarxay ayaa waxaa lahaa Cabdullaahi Daahir oo ka mid ah Shaqaallaha gobolka Banaadir, waxaana la sheegay in uu ka badbadaay Qaraxaasi.

Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya oo gaaray halka qaraxan uu ka dhacay ayaa wada baaritaanno, mana jirto faah faahin intaan ka badan oo qaraxan laga helay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7