Deg deg: Shirkii Baydhabo oo goor dhaw soo xirmay iyo Gaas oo PL ku wajahan

Posted Date: 16 May 2018   in: news,Somalia     0 Comments

Shirkii golaha iskaashiga Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya uga socday magalada Baydhabo ee xarunta maamul Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa galay maalinkii sadexaad,Waxaana uu ahaa mid ay albaabadu u xiranyihiin.

Shirka ayaa lagu wadaa inuu mardhaw soo xirmo, ayadoona lagasoo saari doono war murtiyadeed qodobada la isla qaatay.

Madaxweynaha dowlada Puntland Dr. Gaas ayaa lagu wadaa inuu isla galabta u dhoofayaa Puntland xaaladaha jira aawadood.

allidamaale@hotmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale