DEG DEG:- Xildhibaan Cabdulqaadir Faarax Bootan oo Geeriyooday

Posted Date: 19 Mar 2017   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Allaha u Naxariisto Xildhibaan Cabdulqaadir Faarax Bootan oo u Geeriyooday dhawacii kasoo gaaray qarixi Gaariga looga xiray 9 March 2017

Marxuumka ayaa Qarax loogu xiray 9 March waxaa samayn uu ku yeeshay qaraxaas qaybaha hoose ee Jirkiisa waxaana Go aday lugtiisa waxaana ay xaaladiisa ahayd wixii xiliga kadambeysay mid khatar ah.

Maanta ayuu u geeriyooday dhawaacaas waxaana alle ugua Baryeeyna inu janadii Fardowso geeyo xildhibaanka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale