Dhagaysi+Sawirro:- Wariyaasha gobolka Mudug oo Go,aano ka gaaray Doorashada ururka Wariyaasha Puntland ee MAP.

Posted Date: 07 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa kulan waxaa ku yeeshay wariyaasha gobolka Mudug kuwaas oo uga hadlay sidii loo midayn lahaa wariyaasha Puntland iyo dhismaha ururka warbaahinta Puntland ee MAP.

Kulankan Wariyaasha ee gobolka Mudug oo ay soo xaadirtay in kabadan 50 Wariye ayey uga hadleen inaysan gudiga talada Ururka warbaahinta Puntland xiligan ahayaa aysan ku darsan waqti danbe maadama ay dhawaan ku darsadeen muddo kooban.

Wariyaashan ayaa sidoo kale waxay baaq ku aadan arintan ay u direen saxiibada la sheeqeeya ururadda warbaahinta gaar ahaana kan Puntland ee MAP.bayaanka wariyasha gobolka mudug

Allidamaale