Dhagayso:- 3 kamid ah Kooxo Burcad Badeed somali ah oo laga Furtay markab gooshayeey xeebaha Yeman oo la wayeey

Posted Date: 10 Apr 2017   in: news,Puntland,Somalia,World     0 Comments

Waxaa lagu la ayahay xeebaha Dalka yeman 3 dhalinyaro Burcad Badeed ah oo qafaashay markab laga leeyahay dalka india kaas oo markii dambe marakiib laga leeyahay China iyo india ay xoog kusoo furteen.

Dhalinyaradaas oo ahaa 5 ayaa sadex kamid ah la waysanyahay jaan iyo cirib meel ay dhigeen halka 2 kale ay gareen degaaanka Bareedo ee Gobalka Bari.

Mid kamid ah dadka degaanka oo warbaahinta Gudaha la hadlay ayaa sheegay in 2 dhalinyarada ah laga wayeey xeebta isla markaana an la garanayn meel ay kabaxeen.

Hoos kadhagayso waraysiga

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7