Dhagayso:- Agaasimihii la Dagaalanka Burcad Badeeda ee Xilka laga qaaday oo ka hadlay Sababta xilka looga qaaday

Posted Date: 20 Mar 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Xili shalay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu Xil ka qaadis ku sameyeye Agaasimihii ladagalanka Burcad Badeeda Puntland C/risaaq Maxamed Dirir (ducaysan) ayaa waxaa maanta ka hadlay Arintaas agaasimihii Xilka laga qaaday.

Ducaysane oo Shir Jaraa:id ku qabtay Garowe ayaa sheegay in Xil qaadistiisa ahyd mid an sharci ahayn isla markaana uu Madaxweynaha Hareer Marays Dastuurka Puntland .

C/risaaq Maxamed Dirir (ducaysan) ayaa sheegay in dhowr jeer uu ka hadlay jiriifka sharci Daradda ah ee Maraakibta shisheeye ay Kawaddan Xeebaha Puntland Taasina Tahay sababta Xilka looga qaaday.

Hoos Kadhagayso Codka Ducaysane

Allidamaale