Dhagayso:- Baarlamaanka Soomaalia o miisaaniydda la horgeeyey

Posted Date: 15 Jul 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Wasiirka maaliyadda dowladda faderaalka Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa mar kalle maanta horgeeyey mudanayaasha baarlamaanka miinsaaniyadda dalka oo horay baarlamaanka uu u ansixiyay muddo sadex bilood ah bishii sadexaad , iyadoona baarlamaanka uu sheegay inuu khaladaad jiray.

Miisaaniyadda ayaa wasaaradda maaliyadda ay soo gudbisay waxa wadarteedu ahayd US$ 267,544,364 (Laba boqol lixdan iyo todobo milyan , Shan boqol afartan iyo afar kun, Seddex boqol lixdan iyo afar Dollar), iyadoona mar kale wasaaraddu doonayso in la ansixiyo.

Wasiirka maaliyadda oo ka hadlay baarlamaanka ayaa su’aalo uga jawaabay baarlamaanka ay ka waydiiyeen miisaaniyadda, xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaana ka waramaya fadhigii maanta ee baarlamaanka.

Allidamaale