Dhagayso:- Baarlamanka Soomaaliya oo Ra’isal Wasaaraha ka Dalbaday in deg deg uu ku soo dhiso Xukumada Cusub

Posted Date: 19 Mar 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya waxa ay Codsadeen in si deg deg ah uu ku soo dhiso gobalaha Wasiirada Soomaaliya .

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa sheegay in xildhibaanada Baarlmanaka Soomaaliya ay aadi la hayeen deegaanada ay ka soo kala jeedaan si shacabka ay matalayaan ula qayb sadaan dhibaatooyinka abaaraha kajira gobalada Soomaaliaya..

Sidaasi daraadeed Godoomiye ku xigeenka Baarlamanka Soomaaliya waxa uu sheegay in ay ka dalbanayaan Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya in si de deg ah uu ku soo dhiso Xukumada Cusub ee Soomaaliya si Baarlamanka ay u ansaxiyaan.

Allidamaale