Dhagayso:- Cabdiraxmaan Faroole ”doorashada xiligay so dhawaato ayeey dab shidaan madaxda dowlad gobaleedyada”

Posted Date: 17 Sep 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     0 Comments

C/raxmaan Faroole ayaa waxa uu sheegay in Maamulada qaarkood ay ku soo dhowyihiin Doorashooyin Madaxtinimo sidaas daraadeedna ay jiraan qolyo dab ka dhex jidaya,isla markaana maamul Gobaleedyada qaarkoodna uuba khilaaf hada ka dhex jiro.

Faroole oo gudoomiye u ah Toban xubnood oo Aqalka sare ee soomaaliya u soo diray Deegaanada puntland ayaa waxa uu sheegay in xubnaha maanta Garoowe soo gaaray ay qiimayn ku sameyndoonaan arimaha Amniga,siyaasada iyo Federaalisimka sidoo kalana ay la kulmi doonaan qeybaha kala duwan ee Bulshada Deegaanada puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7