Madaxweynaha Maamulka Khaatuma Cali Khaliif Galayr oo warabaahinta kula hadlay magaalada Buuhoodle ayaa waxa uu ka hadlay kuraasta lagu kordhinayo Baarlamanka Puntland.
Cali Khaliif ayaa waxa uu sheegay in talo ay la soo gudboonaatay Shacabka kunool Degaanada Maamulka Khaatumo ee Taareesan Dowlada Puntland mar hadii aan laga tala galineen tasiyada ku aadan kordhinta Baarlamanka Puntland .
Dhinaca Kale Cali Khaliif Waxa uu ku qanciyay Shabaka Kunool Magaalada Buuhoodle in Soomaaliland Fadaraalka iyo Puntland intaba aysan waxba ka hayn aktooda isla markaan ay ka soo hor jeedaa jiritaan maamulka Khaatumana sida uu hadlka u dhigay Cali Khaliif Galayr.
Hoos ka Dhagayso Codka
Feb 26, 2017
Jul 26, 2016
Jul 12, 2016
Jun 01, 2016
Jun 01, 2016