Dhagayso:- Ciidamada Dowladda Puntland oo ilaalo ka haya Xeebaha Qandala & Shabaab oo la baadi goobayo

Posted Date: 18 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno gobolka Bari gaar ahaan xeebaha ka agdhow Qandala ayaa sheegay in ciidanka badda Puntland ay wadaan dhaqdhaqaaqyo iyadoona shacabka deegaanku ay il gaar ah kuhayaan dhaqdhaaq walba oo laga dareemayo halkaasi.

Dhanka kalena, warbixinadii ugu dambeeyey ee aanu helayno ayaa sheegaya in ay labo u kala jabeen malayshiyaadka Daacish ee ku sugan buuraha degmada Qandala ee gobolka Bari, xilli madaxweynaha dowladda uu sheegay dagaal kadhan ah Daacish iyo Alshabaab.

Hoos kadhagayso

Allidamaale