Dhagayso:- Coll Gaafa ” Madaxda Dowlad gobaleedyada Hogaamiye Kooxeedyo ayeey isku badaleen

Posted Date: 12 Sep 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     0 Comments

Gashaanle sarre Cabdulaahi Gaafa oo Waraysi sinayaay Allidamaale isago ku sugan Magaaladda Garacad ayuu si kulul uga hadlay shirki dhawaan kadhacay Magaaladda Kismaayo,isagoo sheegay in shirkaas uu ahaa mid dowladda lagu carqaladaynayo.

Gafaa ayaa sheegay in Madaxda ku shiray kismaayo ay isku Badaleen Hogaamiye koxeedyo,isago tilmaamay in taas shacabka somaliyeed marnaba aysan u dulqadanayn in dowladda shacabku tageersanyihiin la carqaladeeyo.

Shacabka ayuu ugu baaqay inay tageeran Madaxda Dowladda Federaalka ,balse aysan tageereen Madax dantooda kaliya ka shaqeynayaa,wuxuna sheegay in wakhtigoodi uu dhamaaday Madaxda dowlad gobaleedyada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale