Dhagayso:- Cudurka shubanka oo ka dilaacay Xarfo & Wasaarada Cafimaadka Puntland oo ka hadashay

Posted Date: 18 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Degaano badan oo puntland wxaa laga soo shegay cudurka shban biyoodka kasa oo meelaha qaar dad Badana y u dhinteen dad badana soo ritay .

Wasaaaradda Caafimaadka Puntland ayaa ku dhawaaqday inaysan P/puntland ka jirin karoolo ee ay taay waxa jira ooo kaliya cudurka shuban biyoodka oo ka dhashay biyaha wasakheysan ee roobka iyo xoolihii diraacda baqtiyay oo aan meelaha qaar la gubin sida uuu sheegay agaasimaha guud ee waasarada caafimadaka puntand cabdirisaq xirsi xasan oo warasyi gaar ah siinayay radio daljir .

Agaasimaha aya ka hadlay dawooyin ay gaarsiyeen degmada Xarfo oo uu ka dilaacay cudurka shuban biyoodka oo soo ritay dad kor u dhafaya 60 qof oo isugu jira caruur iyo dad wayeel ah,

Allidamaale