Dhagayso:- Ex Xildhibaan Cabdibarre oo ka hadlay Waxyabaha horyaala Madaxweynaha Cusub

Posted Date: 13 Feb 2017   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Cabdibarre Jabriil oo kamid ahaa Xildhibanadii Wakhtigooda dhamaaday isla markaana aad uga hadli jiray qaranimada somalia ayaa wuxuu guul Taarikhii ah ku tilmaamay doorashadii kadhacyday Magaaladda muqdisho.

Cabdibarre ayaa sheegay in Farmaajo Shacabka somaliyeed uu Qalbiyadooda Hantay isla markaana uu yahay muwaadin waxqabad Balaaran laga sugayo

Hoos kadhagayso Waraysi uu siyeey Allidamaale

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale