Dhagayso:- Gudiga Gurmadka Abaaraha Puntland oo Arimaho kala duwan ka hadlay

Posted Date: 18 May 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland ayaa waxa ay ka hadleen shaqadii ay hayeen Madaama Xiligaan laga soo Duugsaday Abaarti ka jiray Soomaaliya Gaara ahaa Puntland.

Shiikh Fu,aad Maxamuud Xaaji Nuur oo kamid ah Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland ayaa waxa uu ka warbixiyey halka ay marayo gurmadka loo fidinayey dadka ay abaartu saamaysay madaama Baahidii ay soo xoogeesatay Xiligaan oo abaartii laga Baxay.

Waxaa uu sheegay in dadka ay baartu kasoo doogeen balse wali ay u baahanyihiin gurmad cunto waxaana uu intaa ku daray inay cunto qaybin ka sameeyeen Gobalada kala duwan ee Puntland .

Allidamaale