Dhagayso:- Gudoomiyaha degaanka Boocame oo ka hadlay wadooyin jarmay iyo Fariin uu u diray Madaxweyne Gaas

Posted Date: 17 Jul 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Gudoomiyaha degaanka Boocame oo gobalka Sool Xayle Xasan shire oo waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay baahiyo farabadan oo kajira degaanka iyo tulooyin hoos yimaada.

wado isku xirta howdka iyo nugaasha oo muhiim u ahayd Boocame ayuu sheegay inay go’antahay wadadas ,taas oo u sheegay inay tahay wado an laga marmayn,wuxuna ugu baaqay dowladda Puntland inay wadadatas wax ka qabato.

Gudoomiyaha ayaa sido kale dowladda Puntland,gaar ahaan madaxweynaha Puntland ka codsaday inuu gaaro Boocame oo ogaado xaalada dhabta ah ee kajirta halkaas,isago sheegay in adeegyadii dowliga ahaa aysan kajirin halkaas sidaa Saldhig ciidan .

Allidamaale