Dhagayso:- Gudoomiyaha Gobalka Mudug oo Cashar Kulul u dhigay Galnus” Xabad haday so Ridaan labo ayaan ku Ridaynaa

Posted Date: 07 Nov 2016   in: news,Puntland,Somalia,World     0 Comments

“Gudoomiyaha gobolka Mudug ee dowladda Puntland Xasan Maxamed Khaliif Abgaalow oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaal khasaare ba’an geystey oo kadhacay magaalada Galkacyp.

Mudane Abgaalow ayaa sheegay in saaka aroortii dagaal culus ay Galmudug kusoo qaaday ciidanka dowladda Puntland uuna dagaalkaasi dhaliyey khasaare nafeed oo baahsan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7