Dhagayso:- Gudoomiyaha Gobalka Mudug ” Xiisad Kama Jirto Gaalkcyo Waa Nabad

Posted Date: 18 Apr 2017   in: news,Puntland,Somalia,Uncategorized     Comments Comments

Guddoomiyaha Gobolka Mudug mudane Xasan Maxamed Khaliif ayaa shacabka ku sugan Gobolka Mudug ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan nabada iyo is dhexgalka.

Abgaalow ayaa beeniyey warar ay warbaahinta qaarkeed qortay oo sheegayey in gobolka ay kajirto xiisad u dhexaysa Puntland iyo maamulka Galmudug.

Allidamaale