Maamulka Ahlusunna Waljamaaca iyo Galmudug oo kawada Dhisan Gobolka
Galgaduud ayaa isku qilaafsan Qaabka lagu Midayn karo Bulshada ku Nool
Deegaanada Gobolkaasi isla markaana loo dhiso Maamul Midaysan.
Ahlusunna ayaa sheegtay in aysan Diyaar u ahayn ka qayb galka
Doorashada madaxtinimo ee dhawaan lagu Wado in ay ka dhacdo Magaalada
Cadaado, Halka Galmudug iyana ay ku doodayso in Wada hadalka Labada
Maamul ay ka Horreyso in La doorto Madaxwaynaha Galmudug.
Wariyaheena Cumar Laki Man oo ku Sugan Magaalada Caabudwaaq ayaa
Warbixintaan kusoo Koobaya kala Fikir Duwanaanshaha Labada Maamul.
Feb 26, 2017
Jul 26, 2016
Jul 12, 2016
Jun 01, 2016
Jun 01, 2016