Dhagayso:- Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Gaalkcyo lagu soo dhaweyeey iyo Safarkiisii Xamar oo uu kawarbixiyeey

Posted Date: 18 Apr 2017   in: news,Puntland,Somalia,Uncategorized     Comments Comments

Waxaa Maanta Dib ugu soo laabtay Magaaladda Gaalkcyo ee Xarunta Gobalka Mudug Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ,Halkaas oo si weyn loogu soo dhaweyeey Gaas.

Madaxweynaha ayaa Saxafadda uga Warbixiyeey Markuu soo gaaray Garoonka diyaaradaha ee Gaalkcyo Safarkiisi Muqdisho iyo shiraarkii Muhiimka ahaa ee uu uga qayb galay iyo Kaalintay dowladda Puntland ka qaadatay.

Hoos kadhagayso Codka

Allidamaale