Dhagayso:- Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Amniga degaanada uu ka Arrimiyo

Posted Date: 07 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo kusugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa xalay kulan looga hadlayo Amniga la qaatay dhalinyarada degmada Gaalkacyo ee Galmudug iyagoo halkaasi kusoo bandhigay warbixin la xiriirta Amaanka iyo Qaabka ay isaga Kaashadaan Puntland.

Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug Xirsi Yusuf Barre ayaa sheegay in wali Colaad ay ka taagantahay Dhanka Miyiga loona baahanyahay in wax laga qabto.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sidoo kale wuxuu fariin u diray dadka Bariga miyaga gobolka Mudug ka gaysanaya Dilalka Qorshaysan isagoo sheegay inay wanaagsantahay inay Alle uga Cabsadaan sida uu sheegay Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Madaxweynahan oo xildhibaano ka tirsan kuwa Galmudug ee kusugan Cadaado ay ka qaadeen Madaxtinimada Galmudug ayaa sidoo kale waxaa garab kale oo jooga Dhuusa mareeb ay sheegeen inuu yahay madaxweynaha Galmudug.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7