Dhagayso:- Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo dhaliilay Beesha Caalamka

Posted Date: 17 Apr 2017   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Beesha Caalamka ku eedeeyay in ay gaabiyeen wax u qabashada dadka ay abaaruhu saameeyeen.

Waxaa uu sheegay in Beesha Caalamka ay u soo gurman doonto dadka Soomaaliyeed marka ay abaarta ku baaba’aan.

Sidoo kale waxa uu sheegay in beesha Caalamka aysan waxba u qaban Bulshada Soomaaliyeed.

Hoo Kadhagayso Codka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale