Dhagayso:- Madaxweynaha Somaaliya oo Booqday Maanta Xero ciidan

Posted Date: 09 Sep 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta oo Sabti ah booqday Dugsiga Tabarada Ciidamadda Janaraal Goordan ex Xero Agoon ee Magaalada Muqdisho.

Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa halkaasi ku dhiiro galiyay Ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliya oo Tababar ugu socday Xarunta Janaraal Goordan.

Madaxweyne Farmaajo oo khubad hdeer u jeediyay ciidmada ayaa ku amaanay doorka ay kaga jraan sugida amniga,isaga oo sheegay in lagu amaano in ay yihiin geesiyaal.

Allidamaale