Dhagayso:- Madaxweyne Gaas oo ka hadlay Xirirka Puntland iyo Turkiga

Posted Date: 17 Apr 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Madaxweynaha Dawladda Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas aya waxa uu dhaliil u jeediyay Dowlada Turkiga waxa uuna sheegay in Dwlada Turkiga muda ay ka shaqayneeyso Soomaaliya ilaa iyo hada aysan jirin wax shaqa ah oo la taaban karo uu turkiga ka qabtay deegaanada y Puntland.

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in turkiga Soomaaliya uu u hayo Niyad wanaag Badan Balsa qaabka uu shaqeenayo waxyaabo badan ay ka qaldanyihiin madaama dalka soomaaliya uu yahay dal fararaliizim ah
Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in Turkiga looga Bahanyahay in uu fahmo isbadalka ka dhacay Soomaaliya waxaana sidoo kala uu xusay in turkiga uu yahay wadan Dowlada dhaxe kaliya ay taliso islamarkaan uusan ahayn fadaraal sidaas daraadeedna uu ku yaryahay fahan fadaraalka iyo sida uu shaqeeyo taasi waxa uu sheegay Madaxweynaha Puntland in ay Sabababtay ku dhagnaashaha dowlada dhexe oo kaliya,

Allidamaale