Dhagayso:- Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Camey oo Wado laami ah kadhagax dhigay Gaalkcyo

Posted Date: 16 Jul 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Maanta Magaaladda Gaalkcyo waxaa laga dhagax dhigay wado laami ah oo bulshada Gaalkcyo muhiim u ah .

Madaxweynaha kuxigeenka dowlada puntalnd cabdixakiin cabdulaahi xaaji cumar cameey ay weheliyaan wasiirka amniga dowlada puntland wasiir kuxigeenka arimaha gudaha iyo wasiir kuxigeeno kale oo katirsan dowlada puntland sidoo kale gudomiyaha gobolka mudug taliyaha qeybta booliiska gudomiyaha degmada galkio iyo kuxigeenkiisa iyo xubno kale oo ka tirsan dowlada puntalnd ayaa maanta waxaa ay si rasmi ah u dhagaxdhigeen wado laamiya oo dherarkeedu dhan yahay 1.5 hal kilo mitir iyo bar wadadaasi oo qeyb ka ah hormarinta bilicda magalada galkio iyo hagaajinta kaabayasha dhaqalaha

Madaxweynekuxigeenka dowlada puntland engineer cabdixakin cabdulahi xaaji cumar cameey ayaa waxa uu shegay muhiimada ay wadooyinka uleyihiin iyo sida loogu bahan yahay dadku iney u fahmaan uguna qeyb qataan

Dhinaca kale madaxweyne luxigeenka dowlada puntland aya waxaa uu ka hadlay arimaha amaanka waxaana hadaladiisi kamid ahaa

Hoos kadhagayso codka Camey

Allidamaale