Dhagayso:- Maleeshiyaadka Gal-Mudug oo Xabado kusoo Tuuray Maxjarka Gaalkcyo

Posted Date: 20 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Wararka ka imanaya duleedka gaalkcyo ayaa sheegaya in galabta uu dagaal kooban u dhexmaray dhanka galbeed ee magaladda Ciidamada Puntland iyo kuwo galmudug ,taas oo saraakisha Puntland shegeen in weraarka ay soo qaden ciidamada galmudug.

Cabdirashiid qodhob oo ah Taliyaha Ciidanka Daraawiishta ee Gobolka Mudug ayaa daljir uga waramay dagaal mudo kooban galbeed magaalada gaalkacyo kadhacay wuxuna ka warbixiyeey dagalkaas gacanta bilowday iyo siday wax ku dhaceen jamaal faarax aadan ayuu u waramay .

Hoos kadhagayso

Allidamaale