Dhagayso:- Maxkamadda Darajadda Kowaad ee gobalka Nugaal oo Dacwad ka Gudbisay Wasaarada Maaliyadda

Posted Date: 07 Aug 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Maxkamada D 1 aad ee Gobol oo saartay qoraaal Eedeyn ka dhan ah Masuuliyiinta wasaaradda maaliyada Puntland oo ay sheegeen inaysan wax mushar iyo qalabeyn Xafiis ah ka helin mudo sadeed bilood ah .

Waxayna Baarlamanka Puntland Warbaahinta Madaxa banaan Qeybaheeda kala Xafiiiska Xuquuq insaanka Puntland wasaardda Cadaalada Wsaaaradda shaqada iyo shaqaalaha gudiga garsoorka sare ee Puntland u gudbiyeen dacwad ay kaga Codsanayaan in masuuliyiintaas laga keeno Xaqa kaga maqan Maxkamada D 1 ee Gobolka Nugaaaal..

Warqada ay saartay ayaa waxaa lagu sheegay in Madaxweynaha Puntand uu Og yahay Xuquuqda ka maqn Maxkamada D 1 aad ee Gobolka Nugaal.

Qoraalka Maxkamada ayaa waxaa ku saxiixan

Sheikh Aadan Maxamed Gudoomiyaha Maxakamada Racfaanka Gobolka Nugaaal.

Sheikh Cabdinuur Aw jaamac Aw Xuseen Gudomiyaha Maxkamada D 1 aad ee Gobolka Nugaal.

Cabdiqani Axmed Cumar Xeer ilaliyaha Gobolka Nugaaal

Maxamed Nuur Farax Garsooraha Maxkamada Racfaanka Gobolka Nugaaal

Sheikh Axmed Cali Axmed Garsooraha Maxkamada Racfaanka Gobolka Nugaaal.
Sheikh Cabdiqani Mire Xirsi Garsooraha Maxkamada D 1 aad ee Degmada Garooowe
Maxamed Jamac Faarax Kaaliyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Nugaaal

Cabdiqani Maxamuud Maxaed Kaaliyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Nugaaal
Jaamac Faarax Nuux Kaaliyaha Maxkamada D 1 Aad ee Degmada Garoowe .
Axmed Cabdulaahi maxamuud Kaaliyaha Maxkamada D 1 Aad ee Degmada Garoowe

Bashiir Cabdiqaadir Siciid kaaliyaha Maxkamada Maxkamada D 1 Aad ee Degmada Garoowe .

Maxamuud Cabdinuur Jaamac Kaaliyaha Xeer ilaaliyaha Gobolka Nugaaal.
Qoraaalka ay Soo saareen Maxkamdaha Halkan ku Xusan ayaa Codsaday in Sharciga loo Horkeeno Maxda Wasaaradda Maaliyada .

Waxaaana lagu soo xiray Garsooraha Gobolka Nugaal wuxuu la Socodsinayaa Madaxda warqda ku Xusan In Hadii Xuquuqda Garsoorka la bixin waayoay tahay Garsoorkii oo la dumiyey shaqaduna ay iskeed u istaagi dooonto waa sida Qoraalka lagu yiriye..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale