Dhagayso:- Muqdisho xalay lagu dilay dhalinyaro iyo Maamulka gobalka Banaadir oo ka hadlay

Posted Date: 06 Jan 2018   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa si kulul uga hadlay dilalka qorsheysan ee maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay Magaalada Muqdisho.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin in dadka Shacabka ah lagu dilo gobolka Banaadir ,islamarkaana aan caddaaladda ka la horkeenin Kuwa dhibaatada geysta.

Hay’addaha Ammaanka dowladda Soomaaliya ayuu ugu baaqay in ay si deg deg ah gacanta ugu soo dhiggaan Kooxaha dilalka qorsheysan ka geysta Magaalada Muqdisho

Allidamaale