Dhagayso:- Shan kamid ah Beelaha Puntland oo dalabaday in dib dastuurka Puntland loo furo

Posted Date: 28 Oct 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     0 Comments

Nabbaddoonada shan beelood oo kamid kuwa daggan Puntland oo maanta saxaafadda kula hadlay Garoowe ayaa ugu baaqay Isimmadda Puntland iyo Madaxda Puntland inay furaan Dastuurka si ay u helaan xaqa ay ku leeyihiin Puntland Caaqil Maxamuud Xassan oo akhrinaya warsaxaafadeedka.

Warsaxafadeedka Beelaha

Qaar kamid ah Nabbaddoonada Beelahaas ayaa sheegay inay go’aan ka qaaddan doonaan kasii mid ahaanshiyahayha Puntland haddii aysan heli xuquuqdooda .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7