Dhagayso:- Taliska Xasilinta Caasimada Garowe iyo Mamulka gobalka Nugaal oo amaro so saaray

Posted Date: 27 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Gudiga Amniga gobolka Nugaal ayaa Amaro culus ka soo saaray Amaanka gaar ahaan ciidamada ilaalada musharixiinta iyo cid kasta oo hub ku dhex wadata magaalada ,

Taliyaha Xasilinta ahna Taliyaha Ciidanka PSF Gobolka Nugaal Cabdixamiid maxamed dirir iyo gudoomiye ku xigeenka gobolka Nugaal ayaa sheegay in hawlgalo culus oo ka duwan kuwii hore in la bilaabi doono

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7