Dhagayso:- Taliyaha Cusub Ciidanka Booliska Puntland oo xilka la wareegay

Posted Date: 30 Oct 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Muusabad kooban oo ka dhacday taliska qeybta Booliiska gobolka nugaal ayaa Taliyaha cusub ee ciidanka Booliiska Puntland generaal muxyadiin Muuse uu kula Wareegay Xilka Taliyaha Booliska ee Puntland.

Munaasibadan ayaa ugu horayn waxaa hadalo kooban ka jeediyey S/guuto Cabdulaahi shire dool oo si kumeel gaar ah u hayey xilka Taliska ciidamada Booliska oo muddo halsano ah uu si kumeelgaar ah u soo waday.

C/laahi Shire Dool oo khudbad ka jeediyey Munaasibadan ayaa sheegay in kursiga Booliska uu yahay halka looga biiro Siyaasada isla markaana uu ku tilmaamo goobta siyaasada ee Puntland wuxuuna sheegay qof aan diin Celinayn inuusan gali karin kursigan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7