Dhagayso:- Top News Siyaasiyinta Puntland ” Muqdisho Caasimad uma Qalanto ee Gaalkcyo Halaga dhigo “

Posted Date: 12 Jul 2016   in: Maqaalo,news,Puntland     Comments Comments

Qaar Ka Mid ah Odoyaasha Sida Weyn ula Socda Arimaha Soomaliya oo uu Ka Mid yahay Eng Khaaalid Yuusuf Faarax ayaa Maanta Nagu Soo Booqday Allidamaale Graowe

Engku Waxaa uu Ka Hadlay Aragtidiisa Ku Aadan halka Noqon Karta Caasimada Soomaliya isagoo Shegay inaan magaalada Muqdisho aysan ahayn Caasimad Isagoo Sheegay in Gobolka Banaadir lagu aysto Dad Hantidood taasna aysan Macquul ahayn Inay Soomali Ka Dhaxayso meel lagu Haysto hanti umad ka Dhaxayso iyo Mid Dad Shacab ah ay Leeyihiin Labadaba.

Ugu Danbeyntii Eng Khaalid yuusuf Faarax Waxaa uu ku Taliyay in magalada Galkacyo Laga Dhigo Caasimada Soomaliya Taas oo u Ku Doortay Suu Sheegay inay Ku Taalo Bartamaha Dalka Lana Wada Leeyahay oo ay Soomali ku Dhantahay Waa Sida uu Hadalka u Dhigaye.

Allidamaale