Wafdi ka socda Jaaliyadda PL ee Filand oo soo gaaray Garowe.‏

Posted Date: 14 Dec 2014   in: news,Puntland     0 Comments

Wafdi uu hoggaaminayo wakiilka Puntland ee Finland Abdifutah Janagale ayaa soo gaaray magalada Garowe waxayna todobaad qiimeyn ku samayn doonaan xaaladda Puntland si wax loogu qabto. Wakiilka Finland Cabdifataax Jannagale ayaa waraysii uu goor dhawayd Waraysi uu siiyay Warbaahinta Radio Garoowe faahfaahin kaga Bixiyay Safakooda iyo Waxa uu Salka ku hayo waxaanuu Dadka Reer Puntland  ugu baqaay inay gaar ahaan Dhalin yarada inay dalkooda ay aaminaan ayna dhexda u xidhaan Sidii ay dalkooda nabad ugu horseedi lahaayeen iyo Horumar. Waraysigaan la yeeshay Wariyaha Radio Garoowe Cali Cabdi Casiis Ducaale Fantastic. Dhagayso:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7