Dhagayso:- Wasaarada Arimaha Guddaha Puntland oo Shacabka La hadashay

Posted Date: 17 Apr 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Wasaarada arimaha gudaha Puntland ayaa mahad celin u soo jeedisay dadka abaartu waxyeelaysa ee ku sugan deegaanada kaladuwan ee Puntland.

Wasiir ku xigeenka wasaarada Arimaha gudaha dawlada Hoose iyo Hormarinta Reer miyiga ee dawlada Puntland ayaa u mahad celiyey dadka shacabka ee ku hawlahan Gar-Gaarka Abaaraha ee la gaarsiinayo dadka abuurtu saamaysay.

C/laahi Xaashi Qoobdeero ayaa sheegay inay dawlada Puntland iyo shacabkeedaba ay ka go,antahay waxqabashada arimaha abaaraha ee ka jirta Guud ahaan Somaaliya gaar ahaana Puntland.

Wasiir u xigeenka ayaa sidoo kale wuxuu faah faahin ka bixiyey gadiid dhawaan lagu iibiyey lacag laga helay Gudiyada abaaraha wuxuuna sheegay in gadiidkaasi si rasmi ah u shaqo Galay xiligan.

Allidamaale