Dhagayso:- Wasiir Axmed Karaash ” Hay’addaha iska yaacaya ogolaansho la’aan Digniin ayan u dirayaa

Posted Date: 18 May 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Hormari rer miyiga Dowlada Puntland ayaa waxa ay Wadaa qorshe lagu xisaabtamayo Hay’adaha ka shaqeeyay arimaha Gar gaarka Barakacayaasha Puntland .

Wasiirka wasaarada arimaha Gudaha Dowlada puntland Axmed Cilmi Cismaan Axmed Karaash oo warbaahinta kula hadlay Maanta Magaalada Garoowe ayaa sheegay in Wasaarada Baaritaan arimaha Gudaha ay la Xisaabtami doonto Hay;adaha nidaam darada kaga shaqeenaya degaanada Puntland.

Axmed Kkaraasha ayaa waxa uu sicad farta ugu goday Hay;ada DRC iyo NRC uu ku sheegay in ay jabiyeen nidaankii wasaarada arimaha gudaha ay u jeexday hay’adaha ka sheeqay Puntland isla markaan ay hada ku shaqeenayaan Nidaan sharc Dara ah.

Allidamaale