Dhagayso:- Wasiir ku xigeenka Cafimaadka PL oo Taleex ku sugan iyo Ciidamo Somaliland kaso goostay

Posted Date: 10 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Caafimaadka Puntland D,r Faarax Maxamed Warsame oo Safar ku joogay maalmaha Degmada Taleex ayaa Radio daljir uga Waramay Cawa Ciidamo Soomaaliland ka tisanaa oo dhanka Puntland usoo goostay .

Wasiirka aya ka hadlay Safarkiisa Taleex waxyaabaha uu ku qotomo iyo soo dhaweynta loo sameyaay intay ku sugnayeen degaanadda Gobalka Sool ee Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale